AKHRISO: Amar Adag oo lagu soo rogay Hoteellada ku yaalla degaanada Puntland

Maamulka Puntland ayaa amar kusoo rogay  Hoteellada ku yaalla degaannada Maamulka Puntland.

Wareegto kasoo baxday Wasaaradda Amniga Maamulka Puntland ayaa lagu sheegay in dhammaan Hoteellada lagu amraayo in aan wax  shirar ah oo  la xiriira Siyaasadda aan lagu qaban karin.

laamaha amniga Puntland ayaa lagu amray in ay si dhow ula socdaan dhaq dhaqaayda Hoteellada Magaalooyinka Garoowe,Boosaaso,Gaalkacyo iyo Qardho .

 

 


Xafiiska Shabakada Caasimada24.com
Muqdisho Somalia
Caasimadamedia@gmail.com

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)


Comments are closed.

ad